Finding Lead In The Home. Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga Ilaha Guud Ee Sunta Rasaasta Laga Helayo. Common Sources Of Lead SOMALI ENGLISH

SOMALI ENGLISH Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga Finding Lead In The Home Ilaha Guud Ee Sunta Rasaasta Laga Helayo Common Sources Of Lead Sunta ...
Author: Ashlynn Bailey
11 downloads 0 Views 35KB Size
SOMALI

ENGLISH

Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga

Finding Lead In The Home

Ilaha Guud Ee Sunta Rasaasta Laga Helayo

Common Sources Of Lead

Sunta Rasaasata waa qeyb aduunkeena maanta ka mid ah. Waxaa laga helay hawada, carada madow, busta iyo guryaha qaar renjiga la mariyo iyo dhismooyaalka la dhisay 1978dii ka hor. Waxaa la soo ogaaday sunta rasaasta in dhibaatooyin badan u gaysanayso caafimaadka. Sunta rasaasta kuma noqonin weligeeda jirkkaaga qeyb caadi ah. Wararka wanaagsan waxa weye in sunta rasaasta laga hortagi karo. Warqaddaan waxay kuu faahfaahinaysaa ilaha guud ee sunta rasaasta ee laga helayo guriga, iyo sidii aad ugu fogaan lahayd

Lead is part of our world today. It is found in the air, soil, dust and the paint of some homes or buildings built before 1978. Being exposed to too much lead can cause serious health problems. Lead is never a normal part of your body. The good news is that lead poisoning can be prevented. This fact sheet explains common sources of lead in the home, and how to avoid them.

Busta sunta rasaasta

Lead dust

Busta guriga qoyska degan yahay waxay ka mid tahay meesha caruurta yar-yar ay ka qaadaan sunta rasaasta. Busta waxay ka koobnaan kartaa sunta rasaasta ku jirta gudaha renji xumaaday, ama waxa raadka lugta soo qaada oo leh sunta rasaasta. Busta sunta rasaasta waxay ka abuurmi kartaa dib uhagaajinta ama dib u-dhisida mashaariicda, ama marka renjiga- sunta rasaasta leh aan loo qaadin dibadda hab nabadgeliyo ah. Gurigaaga wuxuu u ekaan karaa nadiif isaga oo sunta rasaastana uu gudaha ku leh. Ilmaha way ku neefsan karaan ama cuni karaan boodhakan.

Household dust is a common source of lead for young children. The dust can contain lead from deteriorated, interior lead-based paint or tracked-in, contaminated soil. Lead dust can be created during home remodeling or renovation projects, or when lead-based paint is not removed in a lead-safe way. Your house can look clean and still have lead in it. A child can breathe in or eat this dust.

z

z

Si suura-gal ah ugu dhig gurigaaga mid aan buslahayn. Godadka dariishadaha wax qoyaan ah ku dhaq, xakabadaha daaqadda iyo sagxada dhulka ku nadiifi saabuunta loogu talagalay nadiifinta guriga. Iskugu qas saabuunta loogu talagalay nadiifinta guriga sida ku qoran tusaalooyinka qasaca saabuunta ku jirto. Waa in aad hubisaa in aad isticmaashid laba baaldi oo kala gooni ah hal baaldi u isticmaal saabuunta nadiifinta, iyo hal baaldina u isticmaal nadiifinta biyo raacinta. Waxa aad isticmaasha calal loogu talagalay in la tuuro ama warqadaha lagu tir-tirto hal qeyb oo wax lagu

Keep your home as dust-free as possible. Wet wash window wells, sills and floors with a cleaning solution made up of household detergent. Mix the household detergent according to the directions on the container. Be sure to use two separate buckets - one bucket for the cleaning solution, and one bucket for the clean rinse water. Use separate sets of disposable rags or paper towels - one set for the wash step and one for the rinse step.

A collaboration of Minnesota health care providers, including: Blue Cross and Blue Shield of Minnesota (an independent licensee of the Blue Cross Blue Shield Association), Children’s Hospitals and Clinics, Fairview, HealthEast, HealthPartners, Hennepin County Medical Center, Medica, Minnesota Academy of Family Physicians Foundation, Minnesota Department of Health, North Memorial Health Care, Park Nicollet Health Services, Regions Hospital, UCare Minnesota

z

Gacmaha caruurtaada ku dhaq saabuun iyo biyo ka hor inta aynan wax cunin, hurdo gaaban iyo waqtiga dhaqo hal qeybna biyo raacinta. hurdada.

z

Wash your child's hands with soap and water before eating, naps and bedtime.

z

Ku dhaq saabuun iyo biyo qarshadaha, caaga yar oo biyo ku jira oo caruurta qa-qaniinta marka ay ilkuhu u soo baxayaan iyo qalabka caruurta ay ku cayaaraan.

z

Wash bottles, teething rings and toys with soap and water.

z

Ha u ogolaanin caruurta in ay ku cayaaraan ama ay wax ku cunaan agagaarka daaqada guryaha aadka u gaboobay.

z

Do not allow children to play or eat around window areas in older homes.

z

Dadka waa-weyn ee ka shaqeeya shaqooyinka la xiriira isticmaalka sunta rasaasta waa in ay soo qubeystaan ayna iska soo bedelaan dharka iyo kabaha ka hor inta aysan imaanin guriga. Arintan waxaa ku jira renjilayaasha, shaqaalaha dib uhabeynta, ama shaqaalaha ka shaqeeya, ama sameeya batriga, shaqaalaha ka shaqeeya taangiga biyaha gaariga qaboojiya lagu shubo iyo kuwa ka shaqeeya garaashka lagu sameeyo qolofta kore ee baabuurta.

z

Adults working in jobs where lead is used should shower, and change clothes and shoes before coming home. This includes painters, remodelers, or workers in smelters, battery plants, radiator or auto body shops.

z

Dharka lagu gashaday goobta shaqada waa in aan lala dhaqin dharka kale. Ugu nadiifi dharka shaqada si gooni ah dharka kale. Ka shaqeysii hal mar wareega biyo raacinta ka hor inta aadan mar kale isticmaalin.

z

Clothes worn at work should not be washed with other clothes. Clean work clothes separately from other clothing. Run the rinse cycle once before using the washer again.

z

Daaqadaha ha xirnaadaan maalmaha dabeesha jirto si ciida sunta rasaasta taabatay aynu u soo gelin guriga.

z

Keep windows closed on windy days so that leadcontaminated soil does not get into the house.

Sunta rasaasta-ka timaada renjiga

Lead-based paint

Cunida jajabka, gabalada iyo qolofta leh sunta rasaasta ee renjiga waxa kaloo weye meesha ay ilmahaaga yar uu ka helayo sunta rasaata. Renjiga leh sunta rasaasta waxaa loo isticmaalay gudaha iyo dibada guriyaha la dhisay 1978dii ka hor.

Eating cracking, chipping and peeling lead-based paint is also a lead source for young children. Lead paint was used on the inside and outside of homes built before 1978.

z

z

Waxa aad ogaataa renjiga-sunta rasaasta leh in loo isticmaali jiray sameynta sariirta caruurta, kuraasta dhaadheer ee caruurta yar-yar loogu talagalay, daaqadaha, alwaaxa guryaha geesahooda ku dhegan, derbiyada, albaabada, deyrka alwaaxa ka sameysan iyo saqafka guriga.

eXchange IC #141-1349

Be aware that lead-based paint may have been used on cribs, highchairs, windows, woodwork, walls, doors, railings and ceilings.

(Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga / Finding Lead In The Home) 4/2003

2

© Minnesota Department of Health

z

Ha u daynin caruurtaada in ay cunaan ama calaliyaan wax kasta oo aad u malaysid in uu ka koobnaan karo renjigasunta rasaasta leh. Ka fiiri calaamado ilkood alwaaxa ku wareegsan geesaha gurigaaga.

z

Don't let your child eat or chew on anything you think may contain lead-based paint. Look for teeth marks on the woodwork in your home.

z

Waxa aad hubisaa in aad qoyaan ku dhaqdid, badanaaba daaqdaha sida kor ku faah-faahsan Renjiga foq-foqa iyo busta waxay ku sameysma karaan gudaha iyo qeybta hoose ee nawaaxiga daaqada.

z

Be sure to wet wash, as described above, the windows often. Loose paint and dust can build up inside and under the window area.

z

Ha ku isticmaalin faakuum gurigaaga in aad ku nadiifisid gabalada renjiga ama busta sunta rasaasta leh. Qashir reebaha faakuumka lagu nadiifiyo gurigaaga uma sameysno in lagu qaado ama lagu celiyo gabalada yar-yar ee sunta rasaasta. Isticmaalka faakuumka nadiifinta caadiga ah wuxuu hawada ku faafinaya busta sunta rasaasta.

z

Do not use your household vacuum to clean up paint chips or leaded dust. The filter in your household vacuum cleaner is not designed to pick up and hold small particles of lead. Using a regular vacuum cleaner will spread lead dust into the air.

z

Ma sameyneyso nabadgeliyo in la dul renjiyeyoe meelaha jajaban ama dil-dilaacan! Marka hore waa in si nabadgeliyo ah ugu dhaqaajisid gabalada ama qolofta renjiga-sunta rasaasta leh ka hor inta la renjiyeynin.

z

Painting over chipping or peeling lead-based paint does not make it safe! You must first safely remove chipping or peeling lead-based paint before repainting.

Carada madow ee dhulka

Soil

Ciida waxay lahaan kartaa sunta rasaasta ee ka timaada waxa ka soo xumaaday, dusha kore renjiga guriga, dhismo, ama deydadka. Sababta oo ah in sunta rasaasta oo horay looga helay shidaalka la isticmaalay, aya asunta rasaasta laga heli karaa ciida u dhow wadooyinka waa-weyn ama is-goosyada nawaaxiga magaalooyinka waa-weyn. Meelahaan midkoodna ma aha meel nabadgeliyo ugu cayaari karaan caruurta.

Soil can be contaminated with lead from deteriorated, exterior paint on homes, buildings, or fences. As the result of past use of leaded gasoline, lead can also be found in the soil near major roadways or intersections in urban areas. Neither of these places are safe play areas for a child.

z

Ha u daynin caruurtaada in ay wax ku cunaan dibada ee nawaaxiga ciida aan waxba ku abuurnayn, in ay cunaan wasakhda, ama ku cayaaraan auriga dibaddiisa ama wadada leh ciid aan waxba ku abuurayn.

z

Don't let your child eat outside on bare soil areas, eat dirt, or play next to the house or the street where bare soil is present.

z

Ciida ku dabool (ciid kasta oo aad arki kartid) caws, alaxaaw yar-yar ee lagu shubo dhulka, kayn yar, ama nooc kasta oo cimri-dheer ee lagu daboolo ciida

z

Cover bare soil (any soil you can see) with grass, mulch, shrubs, or another kind of durable ground cover.

eXchange IC #141-1349

(Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga / Finding Lead In The Home) 4/2003

3

© Minnesota Department of Health

z

Rogaga la dhaqi karo dhig meel kasta oo laga soo galayo gurigaaga. Rogagaan si gooni ah ugu dhaq alaabada kale. Ka shaqeysii biyo raaciyaha wareega hal mar ka hor inta aadan isticmaalin mashiinka waxa lagu dhaqo mar labaad.

z

Keep washable rugs at all of the entrances to your home. Wash these rugs separately from other items. Run the rinse cycle once before using the washer again.

z

Kabahaaga iskaga soo saar albaabka si aan ciida iyo busta u soo galin gudaha guriga.

z

Take your shoes off at the door so soil and dust are not tracked into the house.

Cunto

Food

Badanaaba dhirta ma dhuuqdo sunta rasaasta ilaa-iyointii ciida ay ku jiraan tiro badan oo sunta rasaasta ah.

Plants usually do not absorb lead unless there is a large amount of lead in the soil.

z

Dhaq furutada iyo khudaarta ka hor inta aadan cunin si aad ugu nadiifisid wax kasta oo la xiriira busta sunta rasaasta taa soo cuntada korkeeda gaartay. Ha ku keydinin cabitaanka ama cunta qasac furan. Cuntada waxa aad ku keydisaa waxa ka sameysan qarsho, bir aan daxlaysan ama caag xoog badan.

z

Wash fruits and vegetables before eating to clean off any lead dust that may have settled on the food. Do not store juices or food in open cans. Store food in glass, stainless steel or sturdy plastic.

z

Ka qaat caleenta kore ee khodaarta cagaaran.

z

Remove the outer leaves of leafy green vegetables.

z

Ka fogeey dhirta beeraha in lagu abuuro guriga, garaashka, deydka, ama qaabka wareega ee la xiriira meelaha leh gabalada renjiga

z

Plant gardens away from the house, garage, fence or other structures covered with chipping paint.

Biyo

Water

Heerarka sunta rasaasta ee biyahaaga waxaa loo maleeya in uu noqdo mid heer sare ah haddii uu gurigaaga Ama nidaamka biyaha uu leeyahay tuubooyin leh sunta rasaasta ama tuubooyinka maarta ah ee lugu laxaamaday waxa la xirrira sunta rasaasta.

Lead levels in your water are likely to be highest if your home or water system has lead pipes or copper pipes with lead solder.

z

z

Biyo-gelinta la sameeyey ka hor 1930kii waxa laga yaaba in ay ka kooban yihiin tuubooyinka leh sunta rasaasta. Biyo-gelinta la dhisay 1985tii ka hor waxaa laga yaabaa in ay ka kooban yihiin tuubooyin ku laxaamadan maar gaduudan gaar ahaan meelaha tuubooyinka ay iskaga xirmaan ee nidaamka biyo siinta. Furaha qasabadda oo ka sameysan maar hurdu ah iyo boolka lagu rakibo tuubooyinka biyaha waxaa laga yaabaa in ay leeyihiin sunta rasaasta. Minnesota waa laga reebay 1985kii isticmaalka tuubooyinka ku laxaamadan waxa la xiriira-sunta rasaasta.

eXchange IC #141-1349

Plumbing put in before 1930 may contain lead pipes. Plumbing installed before 1985 may contain leadbased solder in the copper joints in the water supply system. Brass faucets and ball valves may contain lead. Minnesota banned the use of lead-based solder in 1985.

(Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga / Finding Lead In The Home) 4/2003

4

© Minnesota Department of Health

z

Habka keliya ee aad ku ogaaneysid haddii biyahaaga (ama ilaha kale ee sunta rasaasta) uu leeyahay sunta rasaasta waa in lagu soo baara shaybaar aqoon u leh arinta sunta rasaasta. Waxa aad wacdaa Waaxda Caafimaadka Minnesota si ay kuu siiso magaca shaybaar la aqoonsan yahay ee ku yaala nawaaxiga xaafadaada. Haddii aad u maleysay in biyahaaga uu leeyahay sunta rasaasta:

z

The only way to know if your water (or other lead source) has lead in it is to have it tested by a certified lab. Call the Minnesota Department of Health for the name of an approved lab in your area. If you think you may have lead in your water:

z

Ha ku karsan, hana cabin ama ha ugu sameynin qasida caanaha caruurta biyaha ka yimaada qasabadda qeybta biyaha kulul. Biyaha kulul aad buu ugu milmaa sunta rasaasta marka loo eego biyaha qabow.

z

Do not cook, drink or make baby formula with water from the hot water faucet. Hot water dissolves more lead than cold water.

z

Waqti kasta cunta karinta iyo cabitaankaba waxa aad u isticmaasha biyaha qabow. Haddii biyaha aan la isticmaalin lix saacadood ama ka badan, u daa biyaha in uu socdo daqiiqado, ama ilaa heerkulka iska bedello.

z

Always use cold water for cooking or drinking. If the water has not been used for six or more hours, let the cold water run for a couple of minutes, or until there is a temperature change.

z

Ka fogow cuntada lagu kariyey tuubada biyaha kulul ama aad cabtid. Haddii aad u baahan tahay biyo kulul, biyaha tuubada qabowga ama biyaha ku jira qaboojiyaha kululayso.

z

Stay away from the hot water tap for eating and drinking purposes. If you need hot water, heat cold water from the tap or the refrigerator.

Daawo dhaqameed

Folk medicine

Daaweyn dhaqameed badan oo ka kooban sunta rasaasta yaan la isticmaalin. Fadlan la hadal dhakhtarkaaga haddii aad isticmaalaysid daawooyin dhaqameedka soo socda kaa soo ka kooban sunta rasaasta: • alarcon • bali gali • empacho • ghasard • liga • alkohl • bint al zahab • greta • kandu • lozeena • azarcon • cora • farouk • kohl • pay-loo-ah

Many folk remedies contain lead and should not be used. Please talk to your doctor if you are using any of the following folk remedies that may contain lead

eXchange IC #141-1349

z z z z z z z z z z z z z z z

alarcon alkohl azarcon bali gali bint al zahab cora empacho greta farouk ghasard kandu kohl liga lozeena pay-loo-ah

(Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga / Finding Lead In The Home) 4/2003

5

© Minnesota Department of Health

Si aad u codsatid alaabadaan oo ku qoran qaab kale waxa aad kala xiriirtaa: Minnesota Department of Health P. O. Box 64975. St. Paul, MN 55076-0975 Taleefoon: 651-215-0700 TDD/TTY: 651-215-0707

To request this material in another format contact:

Adeegyada war-gudbinta Minnesota: 800-627-3529

Minnesota Relay Service: 800-627-3529

Su’aalo?

Questions?

Ka wac Barnaamijka Sunta Rasaasta ee Waaxda Caafimaadka Minnesota 651-215-0890 ama waxa kaloo aad booqataa weebsaayitkayna. www.health.state.mn.us/divs/eh/lead

Call the Minnesota Department of Health Lead Program at 651-215-0890 or visit our website at www.health.state.mn.us/divs/eh/lead

eXchange IC #141-1349

Minnesota Department of Health P.O. Box 64975 St. Paul, MN 55076-0975 Phone: 651-215-0700 TDD/TTY: 651-215-0707

(Raadinta Sunta Rasaasta Ee Guriga / Finding Lead In The Home) 4/2003

6

© Minnesota Department of Health